
dur-dur band - gorof (elixir) lyrics
[verse 1]
haddaan gabban waayo hadhwalba
haddii aan gabban waayo hadhwalba
kalgacaylkan goobo
haddaan gabban waayo habeenkii
haddii aan gami waayo habeenkii
galgashoo aanan seexan
[verse 2]
sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab
ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab
sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab
ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab
[verse 3]
jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
aan soo godlee gorofka keen
aan soo godlee gorofka keen
jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee
aan soo godlee gorofka keen
aan soo godlee gorofka keen
[verse 4]
haddaan gabban waayo hadhwalba
haddii aan gabban waayo hadhwalba
kalgacaylkan goobo
haddaan gabban waayo hadhwalba
haddii aan gabban waayo hadhwalba
kalgacaylkan goobo
[verse 5]
si aan, si aan galbis ugu samaynoo
si aan, si aan galbis ugu samaynoo
ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
si aan, si aan galbis ugu samaynoo
si aan, si aan galbis ugu samaynoo
ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
[verse 6]
[?]
aan soo godlee gorofka keen, keen
aan soo godlee gorofka keen
[?]
aan soo godlee gorofka keen, keen
aan soo godlee gorofka keen
[?]
aan soo godlee gorofka keen, keen
aan soo godlee gorofka keen
Random Lyrics
- sorx - warum ich? lyrics
- sól án varma - afbrigði ix lyrics
- aprxel & lệ trang - mau, sau lyrics
- gab ferreira - no time lyrics
- возбудитель третий(vozbuditel tretiy) - super dumer lyrics
- znaki - пазлы (puzzles) lyrics
- боря (bbbooorrryyyaaa) - думанье (thinking) lyrics
- kurokov - скажи мне как (tell me how) lyrics
- j.d.c. (usa) - jealous girls lyrics
- lee seung yoon (이승윤) - punkanon lyrics