khadar keyow - tasho maantaba lyrics
nafyahay tabshadaa, lloow
wixii kugu dhacay, ha tabbin
buug iyo tariikh ka qoroo
tusaale, yey kuu ahaan
nafyahay tabshadaa, illoow
wixii kugu dhacay, ha tabbin
buug iyo tariikh ka qoroo
tusaale, yey kuu ahaan
tannoo kale, maad filleen
hadee kugu timid, adkeyso
tanno kale, maad filleen
hadee kugu timid, adkeyso
tanaazul aan kaaga sii
taalabana horay, u qaad
nasiib kaagana, nasiib
nasiib kaagana, tixgalii
tannoo kale, maad filleen
hadee kugu timid, adkeyso
tanno kale, maad filleen
hadee kugu timid, adkeyso
tanaazul aan kaaga sii
taalabana horay, u qaad
nasiib kaagana, nasiib
nasiib kaagana, tixgalii
haddii aad, ku taamtay ruux
niyada, kaa tiray mar horee
tasho oo maantaba
tashoo oo maantaba
tanaad iyo guul, rajeey ee
tanaad iyo guul, rajeey
tanaad iyo guul, guuul
tanaad iyo guul, rajeey ee
haddii aad, ku taamtay ruux
niyada, kaa tiray mar horee
tasho oo maantaba
tashoo oo maantaba
tanaad iyo guul, rajeey ee
tanaad iyo guul, rajeey
tanaad iyo guul, guuul
tanaad iyo guul, rajeey ee
nafyahy toosoo, riyaddaa
tawaabaca adduun, iyoo
tiraanyo iyo murug, ka gudub
qalbiga, taageero sii
nafyahy toosoo, riyaddaa
tawaabaca adduun, iyoo
tiraanyo iyo murug, ka gudub
qalbiga, taageero sii
talaa lagu meel maraayee
haduu caaahaqu tabciyo
talaa lagu meel maraayee
haduu caaahaqub tabciyo
tummatiba haduu kugu hayoo
addoo kugu tigay warmaha
tabaaladaa, tabaa’ladaa, ha u nuglaan
talaa lagu meel maraayee
haduu caaahaqu tabciyo
talaa lagu meel maraayee
haduu caaahaqu tabciyo
tummatiba haduu kugu hayoo
addoo kugu tigay warmaha
tabaaladaa, tabaa’ladaa, ha u nuglaan
haddii aad, ku taamtay ruux
niyada, kaa tiray mar horee
tasho oo maantaba
tashoo oo maantaba
tanaad iyo guul, rajeey ee
tanaad iyo guul, rajeey
tanaad iyo guul, guuul
tanaad iyo guul, rajeey ee
haddii aad, ku taamtay ruux
niyada, kaa tiray mar horee
tasho oo maantaba
tashoo oo maantaba
tanaad iyo guul, rajeey ee
tanaad iyo guul, rajeey
tanaad iyo guul, guuul
tanaad iyo guul, rajeey ee
hmmmm
Random Lyrics
- utoku - en yalanca tablosun lyrics
- fat0ke - секс-миньон (sex-minion) lyrics
- violent remark - ninjago lyrics
- bloccrich monsta - talk to me nice, pt. 2 lyrics
- s13, obito.triple3 & deimi (mar) - code 13 lyrics
- kue - amor eterno (dark intensity remix) lyrics
- wh2kiddz - you want it lyrics
- ye - broken r0ad (vol. xii) v23 lyrics
- the salt collective - so sad (don't let go) lyrics
- sdky - качу (kachu) lyrics