qali ladan - kun iyo kow lyrics
Loading...
intaan kobcayee yaraa
korkiyo ka dhanaa kubana
kashigaa hooy anaa ku jiraye
maxaan kolkooli qabaye
markaan kaalin qaadaye
anigo kuraya kaftamay
kabtayda midaan tolayn
muxuu isku kay kakabay
o kelmada erayo aanan g+yin
kasbiyo kuday iga dhig+y
kun iyo kaw ban arko
kalsoonina k+ma qabe
karaamada dumarkiyo
kuwan dhaqankii kufsaday
ragaw kuligiin miyaa
intaan kalig+y ahaa
kurmiyo kalana karkabo
cishqigu kaynaha isudhin
maxaan ku kifaaxay nolol
markaan korta u lulay
jacayl ku kibray ku kashbacay
qofkayga midaan ahayn
muxuu igu koodshay kadin
o afkaygu waxaanu karin
kas xumo kadisa igu dayay
Random Lyrics
- neocortexfemo - ver bura lyrics
- eden's curse - prophets of doom lyrics
- egs - különleges mix lyrics
- ayub bachchu - ghumonto shohore lyrics
- smorky marbles - irene lyrics
- rtt clan - cactus lyrics
- ix fall$ - porte noir iii lyrics
- tim mc - ich bin tim 2.0 (feat. travis scott) lyrics
- ketzer - i am your unholy god lyrics
- trapstar tii - fresh out the lake! lyrics