ahmed m. shey – the legend lyrics
#verse
samir haduu qof ahaan lahaa
adigaa ahaa saaxib
wanaag haduu jiro neh
adigaa wax walba ahaa
samir haduu qof ahaan lahaa
adigaa ahaa saaxib
wanaag haduu jiro neh
adigaa wax walba ahaa
#chorus
af samaantaada iyo aadabtaada
qalbiyadeen ka go eeyn
af samaantaada iyo aadabtaada
qalbiyadeen ka go eeyn
#verse
dunida waa qoraal, kama taagna su’aal
maanta iyo bari, waa lawa kala duwan!
si baan ku tashanaa, si kale la kulanaa!
guule weyn noo gargaar
marna waa murugnaa, marna waa faraxnaa!
wixii qoran miyaan badali karnaa?
marna waa murugnaa, marna waa faraxnaa!
wixii qoran miyaan badali karnaa?
#chorus
af samaantaada iyo aadabtaada
qalbiyadeen ka go eeyn
af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
#verse
qofaan xumaan aqoon
afkiisa ka adkaa
walaal iyo saaxiib weyneesan jiray
bulshada eey jecleed
tiir baad inoo aheed
oo tusaale noo ah
marna waan murugnaa, marna waa faraxnaa!
wixii qoran miyaan badali karnaa?
marna waa murugnaa, marna waa faraxnaa!
wixii qoran miyaan badali karnaa? (wixii qoran miyaan badali karnaa?)
#chorus
af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
af samaantaada iyo aadabtaada
qalbiyadeen ka go eeyn
Random Lyrics
- idaly – toen lyrics
- martyr1 – bleeding in the club lyrics
- stigmata – sick lyrics
- frost (fra) – saturne lyrics
- woke ashtin – nayak lyrics
- luce rushton – how it works lyrics
- la zenda norteña – que se entere la gente lyrics
- mm44 turbo shitpost machine – snippet 03/04/24* lyrics
- the negro problem – in time all time lyrics
- pandit ganeshwar mishra – shree ram prath smaranam lyrics