azlyrics.biz
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

gulled simba – uma qalantid lyrics

Loading...

#verse
uma qalantid qalbigaaga jabay uma qalantid
uma qalantid niyaadaada qasan uma qalantide
uma qalantid qisadani axda ah uma qalantide
#instrumental

uma qalantid qoomamiyo ciil uma qalantid
uma qalantid qiiro aan dhamaan uma qalantid
uma qalantid qofaan kuu tudheyn uma qalantid

#chorus
dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin
haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee
haka sugin qofnabaa

haka sugin qofnaba qosolkiyo faraxda adaa qaas ulee
haka sugin qofnabaa
#instrumental
#verse
uma qalantid ilmadaada quban uma qalantid
uma qalantid hadalada qadhaadh uma qalantid
uma qalantid qasab iyo adeyg uma qalantid

uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid
uma qalantid j+smigaaga qalan uma qalantid
uma qalantid waa qadar allee uma qalantid
#instrumental
uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid
uma qalantid j+smigaaga qalan uma qalantid
uma qalantid waa qadar allee uma qalantid
#instrumental
#chorus
dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin
haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee
haka sugin qofnabaa
dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin
haka sugin qofnaba qosolkiyo faraxda adaa qaas ulee
haka sugin qofnabaa
#outro

Random Lyrics

HOT LYRICS

Loading...