azlyrics.biz
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

hanad abdi – waan idin dhaliilay lyrics

Loading...

[intro]

waan idiin dhaliilay
idiin dhaliilay

i dhageysan weydeen
dhageysan weydeen

dhan kalaad u socotaane
dhagalaay wax maqal

[verse 1]

hooyo dhaxani heysaan
dhar u qaad is leeyahay

abe dhaan ka tag-y baan
ku dhawee is leeyahay

ilma aanan dhalan baan
dhabta saar is leeyee

[hook]

waan idiin dhaliilay
idiin dhaliilay

i dhageysan weydeen
dhageysan weydeen

dhan kalaad u socotaane
dhagalaay wax maqal

[verse 2]

dhalaan gaajo qabataan
ha dhargeen is leeyahee

dhalinyarada joogtaan
wax dhacsii leeyahee

umar kala dhaqaaqdaan
dhex dhexaadi is leeyahee

[hook]

waan idiin dhaliilay
idiin dhaliilay



Random Lyrics

HOT LYRICS

Loading...