azlyrics.biz
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

sharma boy – ma ogi lyrics

Loading...

#intro
ehehe liban studio
cabsi cabsi waaye wallahi
jybox
waxaan camal mee sameen karaan
awooo awoooo
safaa
safaa (safaa)
soo safaa (soo safaa)
soo safaa
#verse
safaa safaa jafa kala dafaa nafaa gafaa midka noo gafaa
waxaa ka imid wado wada rafaa
isii lafo lafo bulbul laba bafaa
i’m boss saaxiib boorka iska jafaa (jafaa)
faniskaa i yiri adiga tafaa (tafaa)
id+nkoo fadhiyo waa kaa idin dhafaa (dhaafaa)
waka sharma ka sharma garabkeega shafaa
waan buuxaa waa kee midka half aa
ruufiyanada koley kaba leefa waliba neefaa (hehhehe)
wanaa kaa kaa waana ku arkaa
waa maxay naceebkaa (hahahaa)
maanta waxaan fuulaa markabkaa (kabkaa)
one week u damiya whatsappkaa (whatsappkaa)
iga daawada cawada snapkaa (hey)
buuq la,aan beesana kaarkaa (kaarkaa)
xaq iguma lihid waa maxay habaarkaa (habaarkaa)
ibari i tuugtuug i qabso garkaa (garkaa)
anigaaba dhalay aaba raapka (raapka)
full charger igamana damo dabkaa (dabkaa)
no faqiir waan buuxaa jeebkaa (aahey hehee)
wali waxaa kuu haray abaa

#pre+chorus
car laxankaan oo kale la imow
ama iska kee dheh macalimoow
soo run ma ahan saxibkeega mow
wuxuu igu dhahay qoftaan ku dhamow
igama dhagana ana waxaan dhahay no (he no no no)
isa saar saacaan igala dhamow (dhamow)
wax kastoo ee tahay i don’t know (i don’t know)
h+llo
my team sharma let’s go (let’s go)
qalbigaa ka ahay jaceloow (jaceloow)
waa iska dheer tahay geelow (hee)
ilama tartami kartid beenlow (beenlow)
dadku wee ku barteen fataalow (aha)
adoonsiga maka baxday bootalow (hehehe)
ani ma ogi (ani ma ogi)
#chorus
waxee iigama maseereen ani ma ogi (ma ogi)
minnesota miyaa jooga ma ogi (ma ogi)
emirates kaa waxa laga wado ma ogi (ma ogi)
meelxun joog miyaan ahay hada ma ogi (ma ogi)
janbal maa la isku tuuraa ma ogi (ma ogi)
saxiib iyo cadow midkaa tahay ma ogi (ma ogi)
biriq, miriq, wiriq miyaa ma ogi (ma ogi) hee
waxa ka dhacay somalia ani ma ogi (ma ogi)
iska bootey iney kaa dhamaatay wee cadatee
somali award mar horaa qaatee
wiil baa usoo baxay waa dantee
fadhiiso inbadan waad soo faantee
raap ani iidaa iska dhaantee (heey)
shaqadaada ku ekow dumar xantee (waraa)
nin halaabay uma xumid bari deestee (waraa)
afka maxaa uga dhacay ma cadeestee (waraa) hehe

#pre+chorus
sidee u labisataa saas waaye (saas waaye)
money maka sidataa saas waaye (saas waaye)
qeerkaa ma u sidataa saas waaye (saas waaye)
saan ma u socotaa saas waaye (saas waaye)
waxee u maseereen that’s why
sababtee u naxeen saas waaye
ani ma ahanee maye mayee kaas waayе
usa aa qalaas waaye
#verse
aboow aboow
qooftaan caadi ma ahan yaah
awoowe mashquulka iga yaree qoftana ku mashqulee
hehеheee
maalinkii nalka waa la danshaa (hee)
habeenkii iftiinkaa la sh+taa (hee)
ha is wareerin waa inaa nasataa (hee)
babe nacnac waa inaa noqotaa (hee)
awoo dubkaa ilaa kubkaa (haye)
dagaalka sadaxaad maad ku gali hubkaa (ahaa)
isneelo ma cuno kaalay suuf suufka (haye)
jawi baa ku jiraa hollywood kaa
maantoo kale cay maha mute kaa
raapkana anaa ah hormuudka (hey)
ha xishoon oday i aadi duudkaa (haye)
hadii kale waxaa kula dulmari buutkaa (buutkaa)
18 waxaa idin iri maad hartiin
19 waxaa idin tusay tabartiin
2020 wiil tag+y mana gaartiin
21 anaa qasay aduunka dhan
markan tag+y american wa iga yaabtay
22 hollywood kaan taabtay
wuu damaa istiri laakiin waan soo labtay boolo
marka gaar gaartay madax baad afka kusoo taagtay
hadaba ogow adigaa sun taabtay (sun taabtay)



Random Lyrics

HOT LYRICS

Loading...